Markaas nala soo xiriir innaga ayaa ku kaalmaynayna adiga!
Waxa kale oo xitaa kaa caawini karnaa hadii aad qabto wax kale oo arimaha sharciga qoyska ah oo aad uga baahan tahay wakiil sharciyeed.
Sidaas daraadeed agteena waxa aad ka helaysaa:
Kharashka wakiilka dadwayne waxa qabaya dawladda, tani waa inaysan jirin wax kharasha oo
ubaahan inaad idinku bixisaan.